Xisbiga Wadani Laantiisa Norway oo Gudidiisa Fulinta, xubnihiisa ayaa Kulan baroordiiq ah u qabtay Alleh ha u naxariistee Cabdi Kuuriya Kulanka ayaa waxa ay ku soo casuumeen Qaar ka mid ah Jaaliyada Norway.
Warbaahinta Somnor news ayaa idiinka diyaarisay barnaamid ku saabsan baroordiiqdaas.