Waraysi: Aisha Abdullahi Gabadh ka mid ah Qoyskii Elverum Lagu Cusuriyadeeyey.

Aisha Mohamed Abdullahi Waxay Ka mid tahay Qoyskii Deegaanka Elverum oo Qiyaaskii Magaalada Oslo u jirta mastaafo 140 km ama laba saacadood. Aisha Oo ka mid ah habaha ay dhashay Faadumo Bulxan oo Hooyada Iyadu caruurta kala soo firdhatay Degmadaasi ayaa waraysiga kaga waramaysa Qaabka Ay wax u dheceen iyo Halkii Ay Dhibkani ka bilaabantay. Warbaahinta Somalida Norway Ee Somnornews ayaa maanta ku booqday Guriga ay ka degan yihiin Magaalada Oslo taaso oo aanu ka waraysiganina uu ka dhacay iska Goobtaas.

Hooyo Faadumo Bulhan iyo Gabadheeda Aisha Abdullahi. Tafatiraha Somnor/Togaherer

Warbaahinta Somnornews

Olso Norway

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *