Barnaamijka Aaskii Marxuum Cabdi Kuuriya Ee Oslo

Alleh ha u naxariistee Waxaa magaalada Oslo Lagu aasay Marxuum Cabdi Kuuriya Oo Ahaa Lafdhabarta Jaaliyada Somaliyeed Ee Dalka Norway.

Hadaba SomNor news ayaa micrifone ka la dhex maray dad waynihii ka soo qayb galay duugista AHN Marxuum Cabdi Kuuriya taas oo Ay dhambaal Tacsi ah iyo Ducoba u mariyeen maqal araga Somnornews.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *