Booliiska ayaa bilaabay baadhitaan kadib markii nin 50 jir ah Isniin uu u dhintay dawada Kanserka oo la siiyey toban laban laab intii la siin lahaa hal mar Cusbataal ku yaala Haukeland. ” Waa wixii ugu xumaa ee dhici lahaa” Sidaa waxaa yidhi Agaasime waaxeed.
Sidaasi Waxaa lagu sheegay Warsaxaafadeed ka soo baxay Cusbtaalka Haukeland.
Ninkan ayaa waxaa la doonayey in laga dabiibo/daweeyo xanuunka Kanserka, lakiin waxaa la siiyey 10 jeer intii la siin lahaa ayaa hal ma ah lagu shubay taas oo la ogaaday mar dambe ninkiina uu u geeriyooday maanta oo Isniin ah .
Sources: NRK