Waraysi: Xaaji Yuusuf Waa 8dii ruux Ee Somali ah ee ugu horeeyey ee yimid Dalka Norway

Waxaanu Waraysi la yeelanay Xaaji Yuusuf oo ka mid ah Dadkii ugu horeeyey ee Somaliyeed Ee yimid dalka Norway. Xaaji waxa uu ka mid yahay dadkii Bad mareenada ahaa ee aakhrikii degay Dalkan Norway Waxaanuu inooga waramaya Kala duwanaanshada Magaalada Oslo Bariguu yimid iyo hadeer Sidoo kale waxa uu wax inooga sheegayaa taariikhdiisa oo kooban. Waxa uu aakhirka Talooyin wax ku ool ah SomNor u mariyanaa Somalida Norway.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *