Eedaysane loo haysto in uu Hooyadii Dilay oo Maxakamada Halden Xukun ku riday

Ninka 30 (Sodomeeyo) jir ah ee loo haystay dilka hooyadii magaalada Halden maalintii arbacadii ayaa lagu xukumay maxkamada degmada Halden ay ku xukuntay waraaqo iyo in uu ka caagan yahay in la soo booqdo Mudo afar todobaad ah.

Eedeysanaha ayaa ogolaaday xabsiga. Waxaana sidoo kale Xayiraad laga saaray Warbaahintaq mudo Hal wiig ah

Kilde : VG

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *