Degdeg: Dagaal kooxeed ka dhacay Grønland fiidkii/Galabta

Dagaal Kooxay ka dhacay Grønland. Dagaal Kooxo ah ayaa ka dhacay Fiidkii Maanta Xaafada Grønland halkaas uu dagaal ku dhexmaray Kooxo sita Mindiyo iyo Faashash Booliska oo soo gaadhay goobta ayaa aan ugu iiman kooxihii ku dagaalamayay meesha iyagoo markii ay maqleen in uu Boolisku soo socda Ka Kala tegay meesha dad goobjoogayaal ah ayaa sheegay in ay ahaayeen 30 jiro.

Kilde : dagbladet.no/studio/nyhetsstudio/5?post=33691&fbclid=IwAR0z4J8MgGHBr1c1rUaOaIVRBV5PYrT0dNzmqaimhXEc3YALWLByyUzr_9g

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *