NAV Oo Wali Aan bixin Mushaharkii Shaqaalihii ka fadhiisatay Shaqada

NAV oo aan wali bixin Mushaharkii shaqalaha Ka fadhiistay shaqada. Kilde NAV nettavisen.no

NAV oo lagu leeyahay lacag badan oo xad dhaaf ah

Bartamihii bishii Maarso, ayaa baarlamaanku wuxuu go’aamiyey in shaqaalaha loo damaanad qaado inay si buuxda mushahar u heli doonaan 20 maalmood oo maalamaha shaqada gudahood markay shaqada ka fadhiistaan . Laakiin Nav ma bixin wali.

NAV ayaa dad badan lacag amaahisay . ” Waa wax xanuun badan in laga fikiro arintan ” Sidaas waxaa yidhi una sheegay Bergens Tidende maamulaha gurmadka degdegga ah ee NAV Yngvar Ã…sholt

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *