Qaar ka mid ah Culmida dalalka Norway iyo Sweden oo Sheegay in Axada la ciidi doona. Sababta..

Badiyaa Culimada Dalka Norway oo Shaaciyey in Dadka Reer Norway Ay ciidi Doonaan Maalinta Axada oo aanay dadka kale la ciidi doono. Waxaanay Sabab uga dhigeen in Ay qaateen Qaaciidada Umul Quraa. Waxaa isna arintaas la qabay Sheekh Yusuf oo Ah culimada Dadlka Sweden.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *