Ka Qayb Qaado Gurmadka fatahaada Gobalka Geddo Dolow & baardheere

Wax Tar Walaalkaa*Waxaad Heli Maalinta Aakhiree*Inshaa Allah

Waxaan Ku Jirnaaa Maalmihii Ugu Danbeeyay Bisha Barakaysan.

Waxaan Dhamaanteen Uistaagnay In Aan Caawino Walaalihii Ku Wax Yelobay Fadahaadii Wabiga Juba Iyo Daawo Oo Labaduba Maraan Gobalka Gedo .Waxaa Dhib Gaaray Dagmoyinka Doolow Iyo Baardheere Sidaas Darteed Maadama Aan La Isu Imaan Karin Fariin Taan Qof Walbo Hagaarsiiyo Saxiibkii Dariskiisa Hana Ka Qabqaato Xoog Iyo Xoolaba Af Iyo Adinba Waad Mahadsantihin Dhamaantiin Codadna Waad Maqli Doontaan Codsigaas Ku Saabsan Wasalaam

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *