Keshvari oo ku xukuman 7 bilood oo Xadhig ah

KESHVARI Oo xukun cusub lagu riday ilaa 7 bilood oo Aku riday Maxkamada darajada kabaad ee Eidsvating. Hoos Ka sii dheego


Xukunka dhowaan ka soo baxay maxkamada Darajada Koowaad ee Eidsvating wuxuu muujinayaa inay ku raacsan yihiin xukunka maxkamada degmada ee ciqaabta ka dhanka ah wakiilka baarlamaanka Mazyar Keshvari.

Sanadkii 2019, Keshvari waxaa lagu xukumay 7 bilood oo xabsi ah maxkamada dagmada hoose ee Roman, taasoo la xidhiidhta kiiski lagusiiyay lacago si loogu daboolo safarada aan horey u dhicin. Maxakamadda degmada iyo maxkamada rafcaanka labaduba waxay ku andacoodeen in Keshvari uu si sharci darro ah ku helay 450,000 oo karoon.

Xeer ilaaliyuhu wuxuu codsaday Keshvari 1 sano iyo lix bilood oo xadhig ah, kaas oo lagu soo oogay oo uu qirtay khayaano aad u xun. Taas oo ay racfaan ka qaatay kiiska.

Qareenka Keshvari, John Christian Elden wuxuu ku faraxsan yahay in maxkamaddu diiday racfaanka.

– “Way fiicantahay in rafcaanka xeer ilaalinta si wadajir ah loo diiday. Keshvari waa in aan si xun loola dhaqmin iyada oo leh heer ciqaab gaar ah.”

Maxkamadda Rafcaanka ayaa sidoo kale waxyar ka yadheeysay xaddiga khayaanada, waxeeyna dareentay in mudada 1 sano ay ka yartahay maxkamada degmada. Hadda waxaan rajeyneynaa in kiiska la xidhay, ayuu ninka daafacaya Keshvaris , John Christian Elden SMS ugu diray Dagens Næringsliv.

Kilde VG

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *