Gabadh 50 jir ah ayaa maydkedii laga helay gurigeeda magaalada Sotra.

Qof Dumara oo ilaa da´da 50 meeyaha ah ayaa la helay iyadoo mayd da loonaga shakisan yahay Wiilkeedu in uu dilka gaystay. Nin ilaa 20 jir ah jir ah ayaa looga shakisan yahay. In uu diley Hooyadii.

Waxa Gabadha meedkeeda Boolisku Ka heleen Sabtidii magaalo jasiireedka yar ee la yidhaa Sotra kuna taal agagaarka Bergen, waxa ay ciidamada Nabadgalyadu gacanta ku soo dhigeen Wiilkeeda oo 20 jir ah meel ka baxaan Gurigooda kaas ii looga shakisan yahay khaarajinta Hooyadii. Wali Boolisku may dhagaysan Wiilka.

Kilde: VG Hoos Ka sii fiirso warka oo dhamaystiran kuna qoran norske.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *