Cabsida Caabuqu waxay keentay in dadku Baajiyaan kalkaalisada guriga taga

Kalkaaliyayaasha caafimaadku waxay hadda ogaadeen in waayeelku kansal gareeyaan booqashooyinka sababta oo ah waxay ka cabsi qabaan inuu ku dhaco fayraska corona. Hay’adda Caafimaadka ee Norwey sidoo kale waxay heshaa warbixinno noocaas ah. Imminka hanti-dhowrku wuxuu kharixin doonaa xaaladda dalka oo dhan. Cawaaqib xumo ayaa ka dhalan karta caafimaadka waayeelka, ayay tiri guddiga caafimaadka ee Norwey.

Hogaamiyaha ururka kalkaaliyayaasha Caafimaadka Lill Sverresdatter Larsen oo afka duubatay markay ku sii socotay dhinaca diyaarada ayaa sheegay in Cabsi wayni ka jirto dadka waaweyn ee degan guryaha kuwaas oo ka cabsi qaba in kalkaalisooyinka Caafimaadku ay qaadsiiyaan Caabiqa Safmareenka ah kuwaas oo aan haysan qalab ku filan oo dhinaca ka hortaga caabuqa ah oo aan afkanba ku xidhanay mask.

Kilde NRK. Gudaha ka akhriso warkii oo dhamaystiran

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *