Hooyada dhashay inanta George Floyd, Roxie Washington, ayaa meel fagaare ah ka hadasha markii ugu horeysay

“Gianna aabe ma leh. Waligiis ma arki doono iyada oo koraysa, qalin jabisay, waligeedna iyada la socon doonin wadada.”

Hooyada dhashay gabadha George Floyd, Roxie Washington, ayaa meel fagaare ah ka hadashay markii ugu horeysay tan iyo markii uu ku dhintey xabsiga booliska usbuucii la soo dhaafay.

Halkan ka daawo Vidoega 4 Neews

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *