Gabadh niman Hubaysani ay ku qafaasheen Degmada Kragerø

Booliiska ayaa lagu wargaliyey in niman Hubaysani ay Ka qafaasheen gabadh Ciwaan ku yaala Degmada Kragerø…

Shaqaalaha Shirkada OBOS ee ka qayb qaatay Mudaaharaadkii Floyd ayaa la amray in ay 10 casho Karantiin galaan.

Shaqaalaha Shirkada OBOS Qaybta Horumarinta Guryaha (boligutvikleren) ayaa waxa uu sheegay in dadkii Ka qayb qaatay…

70 Boqolkiiba Kiisaska Cusub ee Corna waxaa laga helay Oslo Siiba Labada Degmo ee Søndre Nordstrand iyo Alna

70 Boqolkiiba kaysaska cusub ee ee Caabuqa Covid 19 ee Norge waxaa laga helay oo ay…

Sawiro:Gudoomiyaha Jaaliyada Somaliyeed Ee Norway oo Kulan Wacyi Galin ah u sameeyey Dhalinyarada…

Kulan loogu talo galay wacyi galinta dhalinyarada magaalada Oslo iyo guud ahaanba Norway oo uu soo…