Gabadh niman Hubaysani ay ku qafaasheen Degmada Kragerø

Booliiska ayaa lagu wargaliyey in niman Hubaysani ay Ka qafaasheen gabadh Ciwaan ku yaala Degmada Kragerø fiidnimadii Axda. Gabadhan ayaa waxaa qafaashay Laba nin oo Gaadhi ku dhex haystay. Labadii Nin ee wax qafaashay ayaa la qabtay lana xidhay halka gabadhii loo tagay iyadoo dhaawac ah .

” La lama filaan ah ayaanu u abaarnay goobta gabadha ay ku qafaasheen/ Haysteen Labada Afduube” Sidaa waxaa u sheegay NRK Øyvind Larsen

Iminka waxaanu wadnaa baadhitaano inta hadhay. Waxay ahayd bilawgii si lama filaan ah xaalku , Gabadhuna hadeer way fiican tahay ayuu yidhi Øyvind.

Booliiska Degmada Koonfur bari ayaa warkan helay 18:15 galabta.

Foto: Theo Aasland Valen

Kilde/Xigasho: NRK: Gudaha ka eeg Warkii oo dhan oo qoraal iyo Video ah

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *