40 shaqaale Caafimaad oo lagaliyay Karantiino….

….. Shaqaalahan oo Ka tirsanaa Degmada Stavanger ee galbeedaka Norge ayaa waxa ay Ka qayb qaateen Mudaharaad looga danlahaa dhimashadii ama dilkii loo gaystay George Floyd halkaas oo ay dhamaantood Ka qayb qaateen Mudaharaad ila markaana la ogaysiiyay in ay shaqada Ka joogaan mudadaas karatiinada la galiyay.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *