Booliska oo ka digaya Tuuga VIPPS KA

Booliska oo ka digaya Tuuga VIPPS KA. Hada ayaa waxa soo baxay qolooyin Tuugo ah oo kaala soo hadlayaa taleefano aan la aqoon kuuna sheeganaya an in ay yihiin Automatisk traffikkantrol (ATK) ku waas oo ku odhanayaa waxa aad Gaadhiga ku waday faas ama Xawaare sareeya markaa Waa lagu ganaaxay ee Ganaaxa Ku soo dir VIPPS markaa Boolisku Aad bay Dadka uga digayaan Tuug taas.

HT.no

Kilde/xigasho: VG.no

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *