Hongkong oo noqotay Magaalada ugu qaalisan in la Dego

Hongkong oo noqotay Magaalada ugu qaalisan in la Dego. Hongkong oo xaga hore kaga jirta listada Magaalooyinka Aduunka ugu qaalisan, Magaalada labaad oo ah Ashgabat Turkmenistan. Listada laga soo qaatay Mercer bixinta 200 Kharashaadka uu Ku jiro Kiro guri, Gaadidka, Shaneemada, cuntada, dharka, iyo wax yaabaha kale ee guriga lagu isdicmaalo.

Tokiyo ayaa 3aad ah, Zürich 4aad, Singapore 5,aad Newyork 6aad, Beijing og Shanghai 7aad og 8aad.

Afrika waxa ugu qaalisan Ndjamena i Tsjad, iyo Lagos Nigeria. Labadan magaalo waxa ay boosaskii Ka riixeen San Francisco USA iyo British London U jeedada ka dambaysa aya ah in lala ssiiyo Shirkadaha shaqaaluhu shaqo u aadi karaan wadamadaas si ay ula socdaan xaga jaban nolosha.

photo: Vincent Yu / AP / NTB scanpix

Kilde/Xigasho: E24. Gudaha ka sii akhri warka oo dhan.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *