Degdeg: Dhismaha Shaybaadha Jaamicada Ås oo dhab ka kacay

Shaybaadhka Kiimikada ee Jaamicada Ås ayaa hada gubanaaya Waxa uu dab Ka kacay dhismaha Shaybaadhka Jaamicada ÅS Waxa laga codsanayaa Dadwaynaha in ay Ka fogaadaan dhismahan iyadoo laga yaabo in sun gaas ah ay hawada soo gasho Ciidamada damdamiska ayaa xayndaab ku haya dabka ka kacay dhismahan wixii ka soo kordhana waa la soo tabin doonaa.

Kilde/Xigasho: VG

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *