Tirada Dadka Qaaday Caabuqa Wiigii ugu dambeey oo laba jibaarantay.

Tirada cusub ee laga helay Oslo Koroonaha ayaa sadex jibaar noqotay wiigii U dambeeyay Folkehelseinstituttet ayaa soo bandhigay warbixiintii wiigi hore taas oo ay Ku sheegeen in tirada dadka qaaday Koroonaha ay sadex jibaar Ka badan tahay tirooyinkii hore intii aan la furin Dalka.

Kaysaska cusub ee la diwaan galiyay oo ah 112 Qof inta ugu badan ay tahay Oslo, Agaasimaha Golaha Deegaanka( byrådsleder) Raymond Johansen ayaan soo dhawaynin arintaas.

Guud ayaan tirada Norge laga helay oo dhan 8561 ayaa Boqolkiiba 95 ka keceen xanuunka, 337 Degmo ayaa aan wax Xaalad cusub ah laga diwaan galin guud ahaan Norge.

Kilde/Xigasho: VG

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *