Ilaa iyo Bishii Sadexaad ee sanadkan 2020 waxa uu kastamka Norge Joojiyey 8,000,000 (sideed milyan) oo ah marada afka lagu xidho ee la yidhaa Mask waxaanay sababta ay u joojiyeen ayaa ay ku sheegeen in dalbkan ka yimid Shiinuhu aanuu buuxin shuruucdii u taalay dalalka Yurub.
Dalabkan ah marada Lagu xidho afka ee Mask ayaa waxaa dalbaday shirkad Noorwiiji ah oo la yidhaahdo (selskapet Bergen Renhold AS).