Daawo Full HD: Gudoomiyaha Jaaliyada Somaliyeed ee Norge oo Xaflad u qabtay Dhalinyarada

Gudoomiyaha Jaaliyada Somaliyeed Ee Norge Maxamed Cabdiqaadir oo Xaflad lagu falanqaynayo waxa sababa in ay Dhaliyaradu ku dhacdo Faldambiyeedyada, u qabtay dhalinyarada ku dhaqan dalka Norge.

Fadlan ka bogo Videogan sida looga hadlay iyo fikiradii kala duwanaa ee dadku qabeen ee goobta la isku waydaarsaday

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *