Wiil 14 jir ah ayaa ku geeriyooday biyo uu quusay

Wiil 14 jir ah ayaa geeriyooday kadib markii ay liqday haro biyoodka Folderøyvatnet oo ku taala Bølmo.

Booliska ayaa helay warka shilkan quusitaanka 13.30 maanta. Afar wiil oo ah toban jiro ayaa ku dabaalanaaya Folderøyvatnet kadibna mid ayaa dhibaatani qabsatay.

Foto: Randi Olsen / Bømlo-nytt

Sadexdii wiil ee kale ayaa isku dayey in ay badbaadiyaan wiilka quusay tiroba waxay isku dayeen afar jeer lakiin kumay guulaysan. Sidaas waxaa sheegay Xarunta booliska ee Koonfur galbeed xili ay shir saxaafadeed ay qabteen.

Kilde/Xigasho : NRK

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *