FHI oo joojisay dhamaan Appka lagula socda dadka qaba caabuqa karoonaha.

FHI (Folkehelseinstituttet) Ayaa joojiyey dhamaan App lagu ururinaayey Xogta Xakamaynaayo dadka qaba caabuqa karoonaha iyo dadka ay la kulmaan. Waxaanay sabab uga dhigaan waqti badan oo ku baxaaya iyo qolada ilaalisa sirta dadka (Datatilsynet) oo sheegtay in aanay macquul ahay ayna tahay mamuuc. Sidaasi waxaa tidhi Agaasimaha FHI Camilla Stoltenberg waxaana lagu qoray bogga FHI ay ku leedahay internet.

Appkan ayaa waxaa soo dejistay si ay u isticmaalaan in ka badan 600 oo kun oo qof.

Kilde / Xigasho: FHI

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *