Kaluunka Laks/Salmon Ee Norway oo Dib Shiinuhu u ogolaaday

Kaluunka Cas ee Lask/ Salmon Loo yaqaan ayaa Dib Dalka Shiinuhu u ogolaaday in loo soo dhoofiyo Lakiin Waa in Sumcadii xumay ee la soo deristay lala degaalamo.

Wasiirka Kaluunka Ee Norway Odd Emil Ingebrigten iyo Safaarada Shiinahu ay ku leedahay dalka Norway ayaa maanta Arbaco fasaxay ama Warbixin Badqabka Laks ah ka soo wada saaray. Sidaasi waxaa qoray Warbaahinta Reuters.

Foto: China Stringer Network / Reuters

Isla mar ahaantaana, shirkadaha cuntada badda ee Norwey waxay la dagaallamayaan wararka xasaasiga ah ee ka dhacay magaalada Beijing.

Kilde/ NRK. Warka oo dhan iyo sababtii loo joojiyey halka ka eeg

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *