Full HD-Waraysi: Aadan Looshade oo Ka Waramaya Heerka Fankiisa

Aadan Looshade waxa uu ka midyahay Jaaliyada Soomaliyeed ee Degan Oslo Norway. Waxaanu Ka Waraysanay Heerka uu gaadhsiisan yahay Fankiisa iyo Sidoo kale Taariikh nololeedkiisa , Fikirka uu ka qabo Somalida Norway.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *