Askari Boolis ahaa oo lagu helay 13 kiis oo dil ah ” Dilaagii sanadka”

Joseph DeAngelo waa 74 jir Ayaa lagu eedeeyey in uu qaaday ” Bilaada dahabka dilaaniminada” kadib markii uu qirtay in uu sameeyey 13 dhacdo oo dil ah markii dacwada ka dhanka ahi ay ka bilaabantay Sacramento maalinta oo Isniin ah .

Sida uu sheegay Xeer ilaaliye Amy Holliday waxa kale oo Eedaysanuhu uu qirtay dambiyo kale oo badan oo aan lagu soo eedayn.

Dhegeysiga maxkamada, dhowr dilal, xatooyo iyo kufsi ayaa si faahfaahsan loo sharraxay. Garsoore Michael G. Bowman wuxuu weydiiyay xukun kasta ka dib siduu DeAngelo ula dhaqmay.

“Dambiil,” ayuu DeAngelo yiri mid kasta ka dib, sida uu qoray New York Times.

Markii eedaysanaha la waydiiyey in uu xabsi 11 sano ah in uu ku helo doonio waxa uu yuidhi HAA.

Sanadihii 70-taanaadkii iyo 80-tanaadkii tuugo, kufsi iyo dilalka ka dahcay koonfurta California oo cabsi aad u wayb abuurtay ayaa ninkan loogu wanqalay magacan ” Dilaaga dahabiga ah ee gobolka” dilaalkaa dhacay Tobanaan sano xall looma helin ilaa la aqoonsaday in uu ahaa DeAngelo ninka falalkan sameeyey iyaga oo cadaymaha loo marayna ahayd xogta Diiga Abtirsinta ee DNA.

Kilde/ Xigasho: VG

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *