Baadi goob balaadhan helida ilmo Hal sano jiray oo wabi ku dhacay Norway

Waxaa baadhi goob balaan loogu jiraa helada ilmo yar oo hal sano jir ah oo ku dhacay wabi ku yaala Geiranger.

Shaqaalaha Gurmadka ayaa raadinaaya ilmahan yar ee halka sano jiray ee wabiga ku dhacay meel u dhaw Hutel Union ee Geiranger. ” Waa Shaqo balaadhan”

Foto: Mari Gjørva

Shan saacadood kadib markii shilku dhacay ayaan wali la helin wiilkii yaraa halka la helay uun maryihii uu xidhnaa markii uu ku dhacay wabiga

Hogaamiyaha hawsha Karl Idar Vik ayaa sheegay inay heegan buuxa ku jiraan Baadi doonka ilaa inta ay kari karaan si ay u helaan ilmaha.

Qaabka uu ugu dhacay iyo warka oo faahfaahsan halkan riix

Kilde/Xigasho: NRK

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *