Kadib Markii Uu duuliyey ayuu ogaaday Cilada Diyaarada haysata

Steven Le van iyo Xaaskiisa ayaa safar diyaaradeed u qaatay Koonfurta Galbeed ee Egland 15 minit oo ay u kala safrayeen inta u dhaxaysa Charlton Park iyo Fairoaks ayey diyaaradii yarayd bilawday in ay gilgilanto.

640 miter markay dhulka ka kaceen ayaa waxaa soo goay Khaanadii lagu ururiyey bagaashka oo xaga dambe saarnayd. Diyaaradii ayaa faraha ka baxday kadibna waxa uu isku dayey in uu fadhiisiyo.

Maxaa dhacay kadib markii ay diyaaradii faraha ka baxaday.

Kilde: VG

Kilde/Xigasho: VG

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *