Sadex dumara ayaa lagu tooriyeeyey Sarpsborg hal gabadh ah ayaa geeriyootay

Sadex Dumar ah ayaa lagu tooriyeeyey sadex goobood oo kala duwan oo ku taala magaalada Sarpsborg degmada Østfold ee gobolka Viken.

Booliska ayaa helay warbixintan habeenimadii xalay oo Arbaca ahayd in gabadh lagu midiyeeyey Sarpsborg . Mudo kooban kadibna waxay heleen warbixino cusub oo ah laba dhacdo oo cusub oo kale oo ka dhacay St. Nicholas gate og Oscars gate oo ku yaala isla Sarpsborg. sidaasi waxaa sheegay Xarunta booliska qaybta bari .

Kilde VG. Halkan ka akhri warbixintii oo. dhamaystiran.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *