Mid ka mid ah Rakaabkii Rynair Air oo ka sheekaynaya Waxay la kulmeen

Sam Zimmer oo ah wiil Israaiili ah ayaa sheegay in uu Diyaarada Rynair line oo uu la socda maanta oo jimce ah ku dhex arkay Hanjabaad Bob markay ku soo socdeen Magaalada Oslo.

Ciidamada booliiska waaweyn ayaa la diray galabnimadii jimcaha kadib markii ay soo baxeen warar sheegaya in ay suura gal tahay hanjabaad bambo oo ku timid duullimaad Ryanair oo ka yimid London kuna socday Oslo. 51 jir ah muwaadin Ingriis ah ayaa la qabtay waxaana looga shakisan yahay inuu sameeyay hanjabaad.

Ciidamada booliiska ayaa la diray galabnimadii jimcaha waa maantee kadib markii ay soo baxeen warar sheegaya in ay suura gal tahay hanjabaad bambo oo ku yimid duullimaadkii Ryanair ee ka yimid London kuna socdtay Oslo.

Foto: KRISTER SØRBØ/PRIVAT

Arinta ayaa loo qabtay 51 jir miwaadin Ingiriis ah taas oo looga shakisan yahay in uu sameeyey falkan.

Sam Zimmer (19), oo sida caadiga ah ku nool Israel, wuxuu ka mid ahaa rakaabkii diyaaradda. Wuxuu ku sii jeeday fasax Oslo.

Ninkan ayaa waxaa qabtay Booliska kadib markii diyaaradii si nabad u soo cago dhigatay madaarka Gardemoen ee Oslo.

Kilde: VG. Halka ka sii Akhri warka oo faahfaahsan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *