Gudida Markazka Tawfiiq oo iclaamiyey Shir aan Caadi ahayd… dhaqan galida Xeerka markazka

Gudida Tawfiiq ayaa iclaamiyey kulan aan caadi ahayn oo ay isugu imanayaan dhamaan dadka Somaliyeed oo xubnaha ka ah markazka Tawfiiq Islamsk Senter. Kulan oo dhici doona 08.08.2020 ayaa waxaa lagu dhaqan galinaya Xeer la ansixiyey 2019 xeerkaas oo uu leeyahay markazku.

Hadaba Gudida markazka Tawfiiq waxay ka codsanayaan dadka xubnaha ka ah ah markazka Tawfiiq in ay balanta ilaaliyaan kana soo qayb galaan kulankaas ay gudidu iclaamisay.

Hoos ka daawo Iclaanka oo Gudoomiyaha gudida Markazka Tawfiiq uu jeedinaayo.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *