Iskuuladii Norway oo Si Caadi Ah u furmaaya 2 Juni

Wasiirada Tacliinta Norway Guri Melby ayaa shir jaraaid oo ay qabtay shalay kaas oo laga ariminaayay…

Waraysi: Gudoomiyaha Markazka Tawfiiq ” Wax badan baa noo Qabsoomay”

Gudoomiyaha Gudida Markazka Tawfiiq Ibrahim Cismaan Xuseen Oo Sheegay in ay Falcelin wanaagsan ka heleen Somalidii…

Ka Qayb Qaado Gurmadka fatahaada Gobalka Geddo Dolow & baardheere

Wax Tar Walaalkaa*Waxaad Heli Maalinta Aakhiree*Inshaa Allah Waxaan Ku Jirnaaa Maalmihii Ugu Danbeeyay Bisha Barakaysan. Waxaan…

Salaamihii Ciida Ee maanta Xili Dadku ay La tacaalayaan Covid19

Markazka Tawfiiq Ayaa maanta Lagu Tukaday Salaadii Ciidal Fidrida taas oo loo kala kaybiyey sadex Salaadood.…

Xidhiidhiyaha Dhaqamada Kala Duwan Vidar Aasvangen Oo Eida ka Hambalyeeyey Muslimka Norway

Xidhiidhiyaha Dhaqamada Kala Duwan Md Vidar Aasvangen Oo Munaasabada Eida ka Hambalyeeyey Muslimka Degan dalka Norway…

Salaanta Ciida Gudoomiyaha Jaaliyada Somaliyeed ee Norway Maxamed Cabdiqadir

Gudoomiyaha Jaaliyada Somalida ee Norway Maxamed Cabdiqaadir oo Dhambaal Hambalyo iyo Salaan isugu jira u diray…

Qaar ka mid ah Culmida dalalka Norway iyo Sweden oo Sheegay in Axada la ciidi doona. Sababta..

Badiyaa Culimada Dalka Norway oo Shaaciyey in Dadka Reer Norway Ay ciidi Doonaan Maalinta Axada oo…

Dalka Norway Oo Aan Sabtida Laga ciidayn

Somalida Dalka Norway Ayaa iyo sida la sheegay Mulimiinta Dalka Norway ayaa Goaansaday in ay Isku…

Waa Ruuxa kaliya ee ka badbaaday Diyaarad dhacday

Diyaar Rakaab oo Pakistan laga leeyahay ayaa ku dulburburtay magaalada Karachi. Diyaaradan nooca Rakaabka ah ayaa…

Degdeg: Dagaal kooxeed ka dhacay Grønland fiidkii/Galabta

Dagaal Kooxay ka dhacay Grønland. Dagaal Kooxo ah ayaa ka dhacay Fiidkii Maanta Xaafada Grønland halkaas…