14,600 oo ingiriis ah ayaa qaatay dhalashada Germany iyagoo ka takhaluusay Toodii Brexit ayaa sabab u ah

Tiradii ugu badnayn ee Ingiriis ah ayaa dhalashadoodii ka takhalusay iyaga oo ku badashay dhalada Jarmalka…

Banaanbaxii Stockholm oo Xadhkaha goostay iyo Booliska oo soo faragaliyey

Fiidkii xalay markii ay saacadu ahayd abbaaro 18:00 (lixdii fiidnimo) ayaa waxa isugu soo baxay barxawad…

Laba Arday oo Dhigta Iskuul ku yaala Oslo Oo la xaqiijiyey in ay Qaadeen Coronavirus

Laba Arday oo dhigay Haugen Skole oo ku yaala Oslo Ayaa qaaday Caabuqa Corona virus, waxaana…

Degdeg: Maxakamada Degmada Oslo Byfogdembete Oo Goaan ka gaadhay Dacwadii Tawfiiq.. Nuqul soo Gaadhay SOMNOR

Sida ay nuqul ku heshay SOMNOR.Com waxa la soo gebagebeeyey dacwadii la dhagaystay ee ku saabsanayd…

Darawal Taxi ayaa midi la galiyey Xalay magaalada Stavanger

Ninkii tagsiga waday ayaa booliska la soo xidhiidhay taas oo ay fariinta heleen 1.26 subxnimo. Waxa…

NAV waxay bixisay lacag dhan 8.5 bilyan oo Karoon oo Dagpenger ah intii lagu jiray Xaalda Caabuqa

Tan iyo intii laga dhaqan galiyey waxyaalihii lagu xakamaynayey Caabuqa Karoonaha ayaa NAV waxay qabatay 182,200…

Degdeg: Xaalada Stockholm Oo Kacsan iyo Banaanbaxayaal Isugu soo baxay halkaasi

Booliska ayaa Buufintabasbaaska u adeegsaday daka banaanbaxa dhigaaya. dhawr gaadhi oo boolis ah oo ay weheliyaan…

Hooyada dhashay inanta George Floyd, Roxie Washington, ayaa meel fagaare ah ka hadasha markii ugu horeysay

“Gianna aabe ma leh. Waligiis ma arki doono iyada oo koraysa, qalin jabisay, waligeedna iyada la…

Abid Raja iyo Aabihii oo isku dhegan .. iyo Aabihii oo Beeniyey Waraysigiisii.

Abdul Qayyum Raja Aabaha dhalay wasiirka dhaqanka Norway Abid Raja Oo Waraysi ay ka qaaday jariirada…

Tiradii ugu yarayd ee cusbataalka u taala Coronavirus

Foto: ARNE RISTESUND 26 ruux oo Qaba caabuqa Coronavirus ayaa taala cusbataalada Norge, sida ay sheegtay…