Alleh ha u naxariistee waxaa maanta Aanu Hammerfest ku Aasnay Marxuum Siciid M. Cabdi ( Siciid Faras) Oo ka mid ahaa Culimada iyo odayaasha Magaaladaasi. Samri iyo iimaan ayaan leenahay Eheladiisa Isna Janatul Firdawsa ayaa alleh uga baryeynaa. Aamiin