Iskuuladii Norway oo Si Caadi Ah u furmaaya 2 Juni

Wasiirada Tacliinta Norway Guri Melby ayaa shir jaraaid oo ay qabtay shalay kaas oo laga ariminaayay Corona ayaa waxa ay wax Ka badashay qorshihii hore ee Iskuulada iyo xanaanooyinka caruurta.

Wasiiradu waxa ay sheegtay in laga bilaabo wiiga dambe 02.Juun in Iskuulada iyo Xanaanooyinka Caruurta yar yar si caadiya u bilaamayaan laakiin la sii wadi doono in la ilaaliyo Kala fogaanshihii iyo in xiliyo Kala gadisan loo baxo Nusesaacaha ama Saacadaha yar ee wax la soo cuno ee nasashada ah iyo sidoo kale In la sii wado Faradhiqida iyo in gacmaha lagu masaxo Isbiirtada Goobtii aanayn biyo Oolin ama aanay Ka dhawaan iyo in aan la samayn isku urur wayn.

wadiiradu Melby ayaa sheegtay in 29.May warbixin buuxada Oo faahfaahsan bixin doonto.

Halkan riix warka oo Faahfaahsan oo Norwiiji ah iyo meesha laga soo xigtay (Kilde)

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *