Cidii Debeda u safarta ee Xanuunsata Caawimaad kama heli doonto Qunsuliyada Norge

Turkiga oo ku Casuumay Norwegianka in ay Xagaaga u soo safri karaan Turkiga balse Norge oo diiday taas oo ku sabababeeyey in ay safarka dibadu xidhan yahay ila 20 August.

Cidii intaas ka horeysa safarta ee ku xanuunsada meesha uu aaday aanu caawimaad ka heli doonin Qunsiliyada Norge ee Dalka ku sugan. Waxa ay Dawladu 15.Juun ee sanadkan eegi doontaa in la furo safarda yar yar ee u dhaxeeya wadamada Nordenka la isku yidhaa iyo in kale.

Kilde:VG.no

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *