Muhiim: Shir jaraaid Oo ku saabsan Furida Safarka Nordan iyo meelo kale

Khamiista ayaa Dawladu qabanaysaa Shir jaraaid oo lagu qabanaayo xafiiska Raysal wasaarada Dalka Norway Arna Solberg halkaas oo la soo saaraayo war bixino cusub oo ku saabsan dib u furida Norge.

Wasiirka Caafimaadka Ben Hoie, wasiirada Warshadaha Iselin Nybø iyo Wasiirka Dhaqanka iyo Sinnaanta Abid Q. Raja ayaa ka qayb qaadanaya shirka. Waxa kale oo Ka soo qayb galaya Agaasimaha Caafimaadka Espen R. Iyo Qaybta agaasinka Line Vold. Wasiirada Warshadu waxa ay sheegtay in 1 Juun la furaayo safarka Doonta Color Line Oslo ila Kiel. Waa war farxad leh. Waxa iyana la furayaa dhamaan safarka shaqo ee Nordenka oo dhan 1 Juun.

Sidoo kale Waxaa oo la furayaa meelaha ciyaaraha ee caruurta iyo Dhalinta ilaa iyo 19 Jirada 1. Juun. Safarda shaqo ee Norden ka qofku wax Karantiina ah ma geli doona marku uu baxo iyo marka uu soo noqdaba. Waxa kale oo dib loo furayaa Goobaha Dabaasha 1. Juun iyadoo la ilaalinaayo sharciga aan la ogaleen 20 wax kabadan kooxdiiba.

Kilde: VG.no Kilkk har for å lese mer

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *