Dawlada Norway ayaa Dhaqaale kab cusub korona ha awgii U samaynaysay 27 milliarder oo lagu kabo meelo badan sida Tacliinta, Qoxootiyada Shirkadaha HiOA U dhac ku yimid dhaqaalahoodu si dadka shaqooyinka lagu celiyo oo la yareeyo shaqo la’aanta.
Sidoo kal waxaa kommuneyasha loo qoondeeyey lacag si loogu isticmaalo Khadadka Duyuuradaha, Tareenada dheereeya Iyo in kale oo badan.