Shan qod oo shil baabur ku geeryooday gobolka Vestfold iyo Telemark

Maalmihii Ciida Kristanka ee la yidhaa (pinsedager) ayaa shan qof shil baabur oo ka dhacay Vestfold ku qudhbaxday. Ilaa iyo 17 mai waxa shil baabur ku dhintay 9 Qof waxa isugayn sanadkan shil baabur ku qudhbaxay ku dhawaad 42 Qof sida ay sheegeen Haayada wadooyinka dalka Norge. Hada oo lagu jiro Cimilo wacan oo ay dadku doorbidaan in ay Ka xaystaan baabuurta ayaa iyagana bishii mai ee sanadkan laba qof ku qudhbaxeen.

Kilde/Xigasho: NRK. Gudaha ka eeg warka oo dhamaystiran

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *