Degdeg: Bam Gacmeed Baboobay ayaa laga helay Guriga Boqorka(Slottet)

Bam gacmeed gaboobay ayaa laga helay Guriga Boqorka (Slottet). Waxa Galabnimadii Isniita laga helay Bam gacmeed gaboobay meesha u dhaxaysa Guriga Raysalwasaarada iyo Guriga boqorka (Slottet), waxa goobta yimid Booliska Qaybta Bamamka bixisa oo hadeer bixinaaya Bam gacmeedkan kaas oo la sheegay in uu mudo dheer ku aasna meeshaas.

Bam gacmeedkii waa laga saaray meeshii hadda. Isbaarooyinka ayaa sidoo kale la qaaday gaadiidkuna waxay si caadi ah ayey marayaa. Parkveiena sidii caadiga ahayd ayey u furan tahay.

Bilayska ayaa xidhay aagga mastaafo dhan 100 mitir amni ah qiyaastii 11.15 subaxnimo Isniinta.

Kilde/Xigasho: NRK gudahana ka sii akhri Warkii oo dhamaystiran

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *