Dawlada Norway ayaa Goaamisay dhawaan in dib loo furo iskuulada kadib markii ay arkeen in fiditaanka xanuunku aanuu aad u badnayn. Waxaa iyana garab socota tijaabo la eegyo maxaa dhici doona hadii wax walba sidoodii ku soo laabtaan.