Foto: ARNE RISTESUND
26 ruux oo Qaba caabuqa Coronavirus ayaa taala cusbataalada Norge, sida ay sheegtay Hayada Caafimaadka Norge. Waxay noqonaysaa tiradii ugu yarayd ilaa iyo intii tirakoobkan la bilaabay 12 maarso taas oo noqonaysa hoos u dhac 6 kiis marka loo eego 24 saacadood ee u dambeeyey.
Sadex Bukaankaa ka mid ah ayaa xaaladoodu xuntahay oo kuna rakibanayhay qalanbka neefta gura.