Degdeg: Xaalada Stockholm Oo Kacsan iyo Banaanbaxayaal Isugu soo baxay halkaasi

Booliska ayaa Buufintabasbaaska u adeegsaday daka banaanbaxa dhigaaya. dhawr gaadhi oo boolis ah oo ay weheliyaan booliska ka hortaga rabshadaha ayaa la geeyey badhtamaha Stockholm si ay u xakameeyaan banaanbaxayaasha.



Waa rabashado aad u balaadhan waxaanay boolisku isticmaaleen buufin basbaas ama gaaska dadka ka ilmaysiiya, iyo waxyaabo hawada ku soo qulqulaya. Waa xaalad kacsan, oo aad uga duwan sidii hore maanta, ayuu wariyaha Expressen Fredrik Sjöshult u sheegay wargayska.

Boqolaal banaanbaxayaal ah, oo ku dhawaaqaya taageerada dhaqdhaqaaqa Nolosha dadka madaw in ay qiimo leedahay , ayaa hadda isugu soo baxay qasriga caasimadda, halkaas oo fowdo ay ka jirto oo ugu yaraan deganaanshiiyo ah kama dhexeeyo iyaga iyo booliska.

Kilde/Xigasho: VG Warka oo faahfaahsan ka Akri halkan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *