Laba Arday oo Dhigta Iskuul ku yaala Oslo Oo la xaqiijiyey in ay Qaadeen Coronavirus

Laba Arday oo dhigay Haugen Skole oo ku yaala Oslo Ayaa qaaday Caabuqa Corona virus, waxaana warkaas VG u Xajisay Maamulaha Dugsigaas Gry Wikborg Fiidnimadii Khamiista oo maanta ah.

Gry Waxa ay sheegtay in Shaqaalahii iyo Ardaydii xadhiidhka dhaw la lahaa la karantiimeeyey.

Kilde/Xigasho: VG.no

Foto: dagsavisen

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *