70 Boqolkiiba Kiisaska Cusub ee Corna waxaa laga helay Oslo Siiba Labada Degmo ee Søndre Nordstrand iyo Alna

70 Boqolkiiba kaysaska cusub ee ee Caabuqa Covid 19 ee Norge waxaa laga helay oo ay u badan yihiin magaalada Oslo. Waxa shantii cisho ee u horeeyay bishan aynu ku jirno ee Juun waxa Norge laga dinwaan galiyay 59 kiis, 41 waxaa laga helay magaalada Oslo waliba labada ee Alna iyo Søndre Nordstrand ee Oslo

Degmada Søndre Nordstrand waxaa kaligeen laga helay Boqolkiiba 25 kiisaska cusub ee Norsay laga helay.

Kuxigeenka agaasimaha caafimaadka Espen Rostrup Nakstad ayaa aad uga walaacsan xaalada caabuqa ee Oslo marka loo eego dalka intiisa kale, laakiin wuxuu aaminsanyahay in degmadu ay si wanaagsan u maareyso horumarka cudurka.

Foto: Terje Pedersen / NTB scanpix

Kilde/Sources:VG . Halka ka soo Akhri warka oo Norwiiji ah

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *