Shaqaalaha Shirkada OBOS ee ka qayb qaatay Mudaaharaadkii Floyd ayaa la amray in ay 10 casho Karantiin galaan.

Shaqaalaha Shirkada OBOS Qaybta Horumarinta Guryaha (boligutvikleren) ayaa waxa uu sheegay in dadkii Ka qayb qaatay Mudaharaad loo sameeyay Ninkii madooba ee ninka cad ee Boolisku ku ciijiyay Minneapolis George Floyd in ay galaan karanter mudo 10 cisho ah iyagoo heli doona Mushaharadooda oo dhamaystiran kana shaqayn doona hjemmekontor oo guriga ku shaqayn doonaan.

Halkan ka daawo Banaanbaxii Loo dhigay George Floyd Ee ka dhacay Magalda Oslo

Arintan waxaa shaaciyey Daniel Kjørberg Siraj er konsernsjef i Obos.

Foto: Torstein Bøe / NTB scanpix

Kilde VG: Halka ka sii Akhri warka oo dhan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *