Xildhibaan Shuayb oo Dhaliyarada Somalida Ee Stovner Hawlo wanaagsan u qabtay (Waraysi)

” Afar Soo jeedinood ayaan soo dhigay Golahayaga Degmada Stovner Waxaa ii hir galay qaar ka mid ah oo uu ugu waynayd Meel lagu Cayaari jiray muusiga oo ay dhalinyarteena ku adkayd in ay tagaan ayaan qayb ka dhigay dhaqalkeena waanay ii hor gashay.”

” Goobtan aynu joogno waxaan iyana ku hayaa Dhalinyarada Xaafada oo intii ay suuqa gali lahaayeen ayaan cayaaro kala duwan ku dhigay meeshan ama Buugaag ay akhristaan akhristaan ”

Ereyadan iyo qaar kale oo aan la soo koobi karin waxay ka mid ahaayeen Waraysi dheer oo dhinacyo badan ka hadlaaya oo aan la yeeshay Shuayb Yassin Mohamed Oo ka mid ah Xildhibaanada Somalida uga soo baxay Degmada Stovner oo ka tiran Oslo Sidoo kale waxa uu ka mid yahay Gudida Caafimaadka iyo Arimaha Bulshada ee isla degmadaasi.

Daawo waraysigii oo dhamays tiran

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *