Gudoomiyaha Jaaliyada Somaliyeed Ee Norge Maxamed Cabdiqaadir oo Xaflad lagu falanqaynayo waxa sababa in ay Dhaliyaradu ku dhacdo Faldambiyeedyada, u qabtay dhalinyarada ku dhaqan dalka Norge.
Fadlan ka bogo Videogan sida looga hadlay iyo fikiradii kala duwanaa ee dadku qabeen ee goobta la isku waydaarsaday